Golaha Wasiirada Puntland oo shir muhiim ah yeeshay iyo Axmed Karaash oo guddoomiyay (Sawirro)

Waxaa maanta kulan yeeshay gollaha Wasiirada dowlad goboleedka Puntland , shirkan ayaana looga hadlay Amniga guud, xaalada Dekeda Boosaaso, dhismaha Goleyaasha deegaanka ee Degmooyinka Puntland. Kulanka maanta yeesheen gollaha Wasiirada Puntland waxaa guddoominayay Madaxweyne kuxigeenka maamulkaasi oo xalay shaaciyay in isagu si buuxda ula wareegay hoggaaminta Puntland kaddib markii Madaxweyne Deni u wareegay Muqdisho. Inta … Continue reading Golaha Wasiirada Puntland oo shir muhiim ah yeeshay iyo Axmed Karaash oo guddoomiyay (Sawirro)